(Sawirro) Muuse Biixi iyo Madax kale oo qaatay talaalka ka hortaga COVID-19

Maamulka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u daah furay ololaha tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19. Waxaa maanta tallaalka qaatay mas’uuliyiin uu ka mid yahay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaciyey  inay qaadashada tallaalku si rasmi ah u bilaabantay, laguna  saleeyey qorshaha wasaaradda horumarinta caafimaadku u dejisay. “Maanta waxaynu bilaabaynaa tallaalkii … Continue reading (Sawirro) Muuse Biixi iyo Madax kale oo qaatay talaalka ka hortaga COVID-19